Cycle 12, sidan 32

Från boken Pia: Beginning in Somali.

 

0. Get the latest version of Flash to see this object.
– Magaceedu Maryan miyaa?
– Maya, waa Xabiiba.

1. Get the latest version of Flash to see this object.
– Maxaad sheegtey?
– Nabad.
– I
nanta magaceedu Maryan miyaa?
– Haa, waa Maryan.
Maryan ayo?
Maryan Cali.
– M
agacaa?
Cabdi.
Barasho wanaagsan.
– B
arasho wanaagsan, Maryan.

2. Get the latest version of Flash to see this object.
Ninka magaciisu Jaamac miyaa?
– M
aya, magaciisu waa Kaahin.
– M
a Kaahin Yuunis baa?
– H
aa, waa Kaahin Yuunis.
Yuunisoow, magacaygu waa Xirsi.
– Xirsi ayo?
– Xirsi Caamir.
– Barasho wanaagsan, Xirsi.
– Barsho wanaagsan, Kaahin.